Speak with
confidence.
Noqo Global Citizen.
Manhajka kaliya ee Soomaalidda ka jira, loona qaabeeyay hanaanka caalamiga ah ee barashada Ingiriiska oo kuu diyaarinaya imtixaanaadka caalamiga ah ee IELTS & TOEFL si aad ugu biirto jaamacadaha caalamka ama u noqoto arday waxbarashada ku guuleysta.
University Acceptance
"Congratulations! You have been accepted to Harvard University."
Ma dooneysaa in aad xifdiso ereyo Ingiriis ah? Fadlan halkan ku dhifo â
Ku darso ilaa 10 eray oo kugu gaar ah ama kaga qeybgal 30+ YouTube Video Challenges!
Qaab-dhismeedka Casharka.
Waaxad maalin kasta qaadan kartaa hal cashar oo Kaliya waxaana uu maalinku ka bilaabanayaa 04:00 AM (waqtiga bariga Africa) xilliga salaada subax.
Muuqaalka Casharka (Vertical Video)
Nuxurka casharka maalinlaha ahi wuxuu ku baxayaa Muuqaal (video). Waa qeybta ugu muhiimsan ee fahanka casharka oo uu macalinka si toos ah kuugu sharaxayo.
Speaking Lab
Qeybta ugu xiisaha badan! Dhageyso codka macalinka, is duub adiguna, ka dibna is barbar dhig dhawaaqaaga ilaa aad si kalsooni leh ugu hadasho.
Homework & Ku Celcelin Maalinleh
Imtixaan yar oo macalinka diyaariyay si had iyo jeer loola socdo heerka fahamkaaga. Waxay ka kooban tahay 4 qeybood oo muhiim ah si aad luqadda si dhameystiran u barato.
Koorsooyinka Baro English (6 Heer oo Caalamga ah)
Doorashadu waa sahay kugu filan: Waa 2 Bilood (60 Cashar) oo aad maalin kasta qaadanaysid 04:00 AM subaxdiinta ah. Halkaan uga Biloow Bilaash ama hal-mar Iibso!
Tababarada Erayada & Video Challenges.
Waxaan kugu sii diyaarinay maktabad gaar ah oo aad si bilaash ah kaga baashaalo kartid adigoon sameyn wax Diiwaan gulin ama Soo gal ah:
30+ YouTube Video Challenges
Qaybihiisu waa tijaabooyinka fahamka iyo xalinta degdeg ah: Fill Blank, Spot the Mistake, Unscramble, Missing Letters, Rearrange Words & Opposites!
Vocabulary Memorization Lab
Ku darso ilaa 10 eray oo kugu gaar ah ama isticmaal kuwan aqoon is-dhaafsiga, ku tababo qaabka Flashcards, Speaking AI Accent, & Quick Quiz!
Ardaydeena Waa Kuwo Ku Qanacsan.
Akhri sheekooyin-ka guusha ardaydeena daka isdiiwaangalisay ee ka faa'iidaystay hanaanka salaadda subax ee 04:00 AM:
"Manhajga 04:00 AM ee Fajr-ka wuxuu bedelay sidii aan wax u barta. Maskaxdaydu way caddadeyd, Speaking Lab AI-da codkani wuxuu saxay dhawaqgayga. Hadda waxaan haystaa IELTS Band 8.0!"
"Baro English waa midda keliya ee af-Soomaali shakhsi ku fasiro sharaxaad akadeemik ah. Koorsooyinka kale ee suuqa ma laha Speaking Lab AI ama koorsooyinka bundling-ka 50% ah!"
"Runtii waan jecelaaday 50% discount markii aan iibsadeey English A1 + Computer Basic + Math. Offline Sync Queue-gii waxba igana luminance markii internet-kigaan goyo!"
Maalgasho Mustaqbalkaaga Waxbarasheed.
Kenya & East Africa
KES 1,500 /Bishii
Somalia / Global Diaspora
$10.00 /Bishii
Supported Payments: M-PESA âĸ EVC PLUS âĸ ZAAD âĸ SAHAL âĸ STRIPE / CARDS
Is-diiwaangeli oo tijaabi maalinta kowaad lacag la'aan. Haddii aad ka hesho nidaamkeena, kadib iska bixi lacagta bilaha ah si fudud.
Bilow Safarkaaga Hadda
Doorashadu waa teeda: Ma app-ka Google Play ayaad soo degsaneysaa mise App-ka Webka ee aan boos qaadin?
Trusted by 1,000+ Students Worldwide