english Hub • Instant Unlock Ready
Express Course & Bundle:
Smart Enrollment Suite
Dooro koorsadaadu oo ku dar koorsooyin dheeri ah adigoo helaya 50% qiimo dhimis on all optional academies! Proceed securely via mobile payments.
Included With Enrollment
4-Ta Qeybood Ee Layli Kasta Socota
Fahamkaagu wuxuu xoogeeysa kadib markaad muuqal kasta ula qabariyo 4-tan layli ee casrigah:
📝
Shaqo Guri (Quiz)
Imtixaan gaaban oo markiiba kuu saxaya jilayaasha & erayada casharki aad daawatay.
🎙️
AI Speaking Lab
Ku dhawaaq jumlado casri ah oo AI-da ay codkaaga & luuqadaada qiimaynaysaa.
📖
Eray Bixin & Cards
Flashcards akadeemik ah oo erayo cusub oo af-Soomaali ku fasiran kula socodsiinaya.
🎧
Dhageysi (Listening)
Wada sheekeysiyo gaaban oo dad native speakers ah oo si dabiici ah u hadlaysa.